Dib Udhac Kuyimid Shirkadda Dalmaal suga 2020 Biloowgeeda

Asalaamu Caleykum Waraxmatullaah

 

Shirkaddaa Dalmaal waxaa soo Gaaray Khasaara Bishuu august 2019, waxaana   dhacday Kadib Lama Filaan   waxaaan Allaah Kabaryeeynaa Inaan Kasoo Kabano sanadka 2020 .

 

Hadafka Shirkadda oo  Ahaa Mid  danta Guud Wax Kaqabata ayaa waxay Ukeentay Maadaama dadkeena Soomaaliyeed cadawgiisu Badanyahay . waxaan Wax Kabedeli Doona wadiiqada aan Umareyna Marka Xigta Idan Alle

 

 

 

2020-01-20T07:21:41+00:00