About Us2019-03-05T12:59:04+00:00

About Us

Dalmaal is a Business Company Specialized on Extracting Natural resource (Fish, Crops, fruit and vegetables, Mineral, Livestock) products. The firm aim to sell its products locally and internationally to enhance the wellbeing of Community, it was established in 2018 by a group of developmental experts to fill the gaps in food security Locally and Reginal

Somalia has the Longest Coastline in Africa 3333km, with abundant high valued fish species, 9.9 hectares of cultivated land, 3 main rivers – Juba, Dawa and Shebelle, one of the largest exports of banana in Africa before 1991 civil war. Currently one of the Leading Exports of Livestock and sesame too. There is no better time to invest in Somalia so we welcome Investors from local or international.

Dalmaal waa shirkad Ganacsi oo kashaqeysa tayeenta  Kheeyraadka , Sare uqaadida wax soo saarka iyo  iibgeenta ayadoo loomaraya daraasad iyo  agabka Casriga ee Beeraha, Xoolaga & Kaluumeysiga si aan ula jaanqadno  suuqyada caalamka Standard-ka Laga doonaya Mardhow Insha allaah.. Dalmaal waxay dhoofisaa kaluunka, sisinta  & Macdanta waxaayna kadiiwaan gashantahay Wasaarada Ganacsiga, beeraha, Batroolka & Macdanta &   kaluumeysiga waxaayna kaqeeb qaadatey horumarinta waxsoo saarka kheyradka dalka

 

Kusoo Biir  Shirkadda  Ganacsiga Dalamaal & maalgashiga Warshadahan Hoose

Warashadaha Dalku Ubaahanyahay

Fadlan fariintan Lawadaag dadka  hanka leh ee Awooda Inuu Kaqeebqaato Hirgelinta  Warshada Qiima Yar Kukacaya, Baahideeduna Dalka taal oo Dibadda nalooga keeno,weliba  Raw material Laga sameen Lahaana dalka laga Helaayo, hadana Lagana Hirgelinkaro sida Hargaha, Lafaha, Suufka, Dalaga dalka kabaxa & Kaluunkaba etc  Anagaa  Isku Xireena Ganacsadeena & Kuwa Kambaniyada  Warashada Leh oo Daneynaya suuqa soomaaliya oon aan Xiriir Dhow lasameeney .

Waana wakhtigii Ugu haboonaa ee Dalku Ugudbi Lahaa Wax soo saarka  warshadaha si aan Ubedelno Dhaqanka Kutiirsanaanta

It’s Your Chance to change Somalia Into Better Live by Transforming our natural Resource into Industrial advantage.

Study the Following Small Industrial Advantages

  1. Leather Factory
  2. Garment Factory
  3. Fruit factory
  4. Cartoon and tissue paper production
  5. Fish factory
  6. Aluminum & Construction production

Any efforts toward  Common Vision Progress Requires Sacrifice, perseverance, and Commitment due to our different Attitude.

Somalireformer@gmail.com
info@dalmaal.com

+252-615-768-281

Mobile: +252-615-768-281  what is up/imo         Landline +252-859-481    Email: info@dalmaal.com  chairman@dalmaal.com